Dayuurado isku dhacay & dhamaan dadkii la socday oo geeriyooday (Sawirro)

Ugu yaraan todobo qof oo 3 ka mid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay, kadib markii ay labo dayuuradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah ay isku dhacen hawadda dalka Spain, gaar ahaan Jasiiradda Mallorca. Sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda qof kasta oo dayuuradahan saarnaa waa dhintay, mid ka mid ah waxaa saarnaa labo … Continue reading Dayuurado isku dhacay & dhamaan dadkii la socday oo geeriyooday (Sawirro)